Somali soccer_tournament_1st half

4,754 views since 2008-03-23

Rating:

Star-emptyStar-emptyStar-emptyStar-emptyStar-empty

1 text comments

(1 results)

Alsalamu calaykum ma ogtihiin kooxda tss in ay noqotay kooxda ugu qatarsaneed oo kasoo qayb gasha tourmamentiga waxa ay ka badisay 4 kooxood oo ugu qatarsaneed sida aad lasocotaan waxa ay kabadisay Toronto waxa ay ku xijisay virginia waxa ay kusii xijisay somali united ugu danbeentiina waxa ay koobkii si raaxo le uga qaadatay koox oo ay waligeed ka badijirtay oo ah tigre waana ku mahadsantiih

(1 results)

Somali soccer tournament games

Credits: mohameddeq ali
URL: http://www.ehooyo.com
Tags:

LESS

More Options